Somali Canadians Today  Search | Ka barro
Soomalida Kenada


> Home
Hoyga
> News
Wararka
> Events
Dhacdooyinka
> History
Taariikh
> Peace Issues
Arimaha Nabadda
> Culture
Dhaqan
> New to Canada
Ku Cusub Canada
> Community Info
Waxbarasho
> Employment
Shaqada
> Organizations
Ururada Beesha
> Share Your Views
La Wadaag Aragtidaada
> Photo Gallery
Bandhiga Sawirada
 CREDITS  AMAAN

Aqoonsi-Mahadnaq

Waxaanu aqoonsi mahadnaq iyo qadarin u soo jeedineynaa dhamaan dadkii ka qaybqaatay hirgelinta iyo xaqiijinta mashruucan muhiimka ah ee Soomalida Kanediyaanka ah ee manta. Waxaanu ugu mahad celineynaa dadaalkoodii taageerista mashruucan inkastoo uu waqtigoodu xaddidnaa iyo baahida mashruucu. Waxaanu jecelnahay inaanu fursadan ka dhigano sheegid qadarin iyo mahadnaq la xiriirta taageeradii iyo maalgelintii ay bixisay Dhaqanka Kaneediyaanka Socda (Canadian Culture Online) iyo Waaxda Hiddaha Kanada (Department of Canadian Heritage) ee hirgelinta mashruucan.

Aragtidayadu waxay tahay in dhamaan Soomaalida Kaneediyaanka ahi ay ka heli doonaan shabakadan warar iyo macluumaad xiiso leh. Waxaa kaloo aanu qaddarin u soo jeedineynaa dhamaan naftihurayaasha sida xoogga ugaga soo qaybgalay lana wadaagay waayoaragnimadoodii ay macluumaadkoodii iyo weliba waqtigoodii qaaliga ahaa ee suurtageliyey mashruucan muhimka ah. Ururka Kaalmada ee Muhaajirinta Soomaaliyeed (Somali Immigrant Aid Organization) wuxuu weliba jecelyahay inuu u mahadnaqo isku duwaha mashruuca, lataliyaha mashruuca, kobciyeyaasha ka hadalka mashruuca iyo dhamaan dadkii qayb ididiilo leh ka qaatay si mashruucani ugu dhamaado guul.

Waxaanu rajeyneynaa in mashruucani ka tarjumi doono suuradda haboon ee dhaqanka, taariikhda iyo waayoaragnimada Soomaalida Kaneediyaanka ah ee manta iyo qaadashada qaybtooda ay ku sameynayaan mujtamaca Kanada iyagoo ah Kaneediyaan cusub.

Mahad Cali Yusuf
Agaasimaha Fulinta
UrurkaKaalmada ee Muhaajiriinta Soomaliyeed
(Somali Immigrant Aid Organization)
Waxaanu u soo jeedineynaa mahadnaq qaar ah Kuwa nagala qayb galay shaba Kadayada Oliver Zielke ee ka tirsan Web Networks, gaarahaan Reema Tarzi iyo shaqalaheeda ee isku dubareday, naladhisay cilmiga yaabka leb ee shabakadda habka mamulkeeda, taasoo eadarin naga mudan oo aanu la wadaagnaa shuraa kahayaya Web Networks dadaal Kooda iyo balan Kooda inay ugy isticmaalaan internetka horumarinta degaanka iyo isbedelka bulsho.

Thanks and appreciations

Our thanks and appreciation to all those who have contributed to the implementation and realization of this important project Somali Canadians Today. We are grateful for their dedication in support of the project despite of the tight timelines and project demands. We would like to take this opportunity to state our appreciation and thanks for the support and funding provided by Canadian Culture Online, Department of Canadian Heritage for the realization of this project. It is our vision that all Somali Canadians -- and the general Canadian public -- will find information and resources of interest to them in this site. We hope that you will be inspired to contribute and volunteer to be a community correspondent.

We would also like to express our gratitude to all the volunteers for their hard work in contributing and sharing of their experiences and resources as well as their precious time, which has made this important project possible.

We hope that this project will convey a positive portrait of the culture, history and experiences of Somali Canadians today and of the contributions they are making to Canadian society as New Canadians.

Mahad Ali Yussuf
Executive Director
Somali Immigrant Aid Organization


Contributors:
Amin Amir, Habon Ali, Naima Ahmed, Carol Auld, Khahin Mohamed, Mahad Yusuf, Amina Warfa, Dr. Cadigia Mohamed, Dr. Abukar Moallin, Dr. Abdullah, Dr. Abukar, Shukria Dini, Nkrumah, Dalyce, Faduma Alim, Dahir Galbete, Fouzia Warsame, Abdirizak Jama, Mussa Kulow and Mohamed Dahir Hassan.

Special Thanks to:
Dr. Saida Ahmed, K'naan, Lillian Allen, Garvia Bailey, Said Dirie, Osman Duale, Michelle Gay, Maryan and Suad, Yasmin Khan, Nasser Abdi Baall, Mohamed Glao, Ibrahim Absiye, Boashir Hosh, Cabdi Khalif, Cabdi, Xussei, Ahmed Yusuf and Leila Ahmed.

A very special thanks to our web development partner, Oliver Zielke of Web Networks, especially Reema Tarzi and staff who have put together this amazing content management system with us on a very tight deadline. We also appreciate and share Web Networks’ dedication and commitment in supporting community-based organizations use the internet for community development and social change.


  About us  ku saabsan anaga      Donations  Deeq      Credits  Amaan  
  Contact us  Nagala soo xiriir  info@somalicanadians.ca  
Canadian Heritage Logo This project was made possible with the support of Canadian Heritage through Canadian Culture Online.
Mashrucaan waxaa suurta geliyey taageerada maalgelin ee waaxda Hiddaha Kenada iyadoo
lasoo marinayo tan Dhaqanka.