Ku Cusub Kanada
Waxaad u baahan tahay inaad baratid adigoo sookale cusub ku ah Kanada.
Mraka la yimaado Kanada, badi muhaajiriinta mudakarka ah waxay helaan buug Kordac ah lagu magacaabo kusoo dhowow kacanda: waxa loo baahan yahay ogaatid.
Waxay kaa siinaysaa wax sida aad u helo kartid tababar af, latalin, kordhac, baais shaqo, barnaamijyada kaneediyaanka ee mukimka ah iyo adeegyada kale ee la xiriira. Barnaamiyyadani iyo adeeqyadani waxay kaalmeeyaan soo galayaasha cusub laqabsashada nolosha cusub ee Kanada.
Waxa siiya adeeqyada ururada kala duwan ee mukaajiriinta ee ku jira degaanka. Waxay ka kaalmeeyaan soo galayaasha cusub si ay u gaaraan isku filnaasho, xubno ka qaybqaadanaya mujtamaca Kaneediyaanka si degdega oo sunrogal ah.
What you need to know as a newcomer to Canada
On arrival in Canada, most adult immigrants receive the orientation book called Welcome to Canada: What You Should Know.
It provides information on how to get the language training, counseling, orientation, work search and Canadian host programs and other related services. These programs and services help newcomers adapt to their new life in Canada. They are provided through a variety of immigrant-serving organizations in the community. They help newcomers to become self-reliant, participating members of Canadian society as quickly as possible.